Dhalinyaro dhac yaab leh ka geysatay Hargeysa oo la soo qabqabtay (Daawo Sawirro)

Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay dhallinyaro ku nool Magaalada Hargeysa ka dib markii ku dhaqaaqeen fal fool xun oo ahaa inay dhac u geysteen dad masaajid ku cibaadeysanayay iyo Imaamkii tujinayey. Falkan oo dhacay xalay ayaa waxa geystay 7 dhallinyaro ahaa oo galay masaajid ku yaala xaafadda Sheekh Nuur iyagoo dadkii ku cibaadeynayay ka qaatay … Continue reading Dhalinyaro dhac yaab leh ka geysatay Hargeysa oo la soo qabqabtay (Daawo Sawirro)